Muuse Biixi oo tagay Goob lagu soo bandhigayay Maandooriye si farsameen loo qariyay (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ay ciidanka Boolisku bulshada ugu soo bandhigayeen tiro badan oo maandooriyaha xashiishadda loo yaqaanno ah oo ay hawlgallo kusoo qabqabteen habeenimadii xalay.   Madaxweynaha oo saaka xafiiska kaga maqnaa hawlaha ololaha nadaafadda caasimadda Hargeysa, ayaa xarunta Birmadka ee ciidanka Booliska kaga qaybgalay bandhig shacabka lagula … Continue reading Muuse Biixi oo tagay Goob lagu soo bandhigayay Maandooriye si farsameen loo qariyay (Sawirro)